Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka oo Runta u sheegay Guddoomiye Cali Jeyte

Waxaa soo baxay khilaaf u dhaxeeya wasaaradda maaliyadda maamulka Hirshabelle iyo guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan, khilaafka ayaana salka ku haya lacagaha canshuurta ee laga qaado gobolka Hiiraan. Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte ayaana kahor yimid in lacagta canshuuraha ee labada gobol ee Hirshabelle in la mideeyo laguna shubo lacagtaasi qasnadda wasaaradda maaliyadda ee … Continue reading Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka oo Runta u sheegay Guddoomiye Cali Jeyte